SomalilandPress
:: Radio Links ::





Navigation
Home
Forum
Chat Room
Articles
Photo Gallery
News Categories
Web Links
Contact Us
Search
FAQ

Users Online
Guests Online: 2
No Members Online

Registered Members: 45
Newest Member: dhoobane
Latest Articles
Tourists in Somaliland
U.S. wins dividing t...
Technology is the Ro...
Geedkii nabada ee Gu...
Dhibaatada Nolosha L...
Forum Threads
Newest Threads
Somaliland recognition
Real Love
I wonder Why...........
What happend to aski...
Islamic Quotations o...
Hottest Threads
Who do you think ... [6]
feeling,,lonley [4]
ladeis are not al... [4]
Mooge [3]
FAME SEEKERS [3]
WebLinks
Afnugaal
  Somali news site

Medeshi
  This is a non-profit...

MySomali
  Somali social networ...

AfroDigg
  A place for all Afri...

Somalioz Network
  Download the latest ...

Our Eye: Yusuf Dahir
www.flickr.com
yusuf dahir More of yusuf dahir's Somaliland
Google ads
News
isuduwaha wasaarada waxbarashada gobolka Awdall oo Agab xafiiseed ka gudoomay hay'ada world vission‏
Boorama (Somalilandpress)- isuduwaha wasaarada waxbarashada gob/Awdall profesor Daahir maxamud xadi oo ka gudoomay deeq hordhac ah oo agab xafiiseed ah oo loogu tallagalay xafiiskiisa ka gudoomay hay'ada world vission ka dib hadal uuka jeediyay munaasibadaas ayaa waxa uu mahadnaq amaan iyo bogaaadin usoo jeediyay
MandeeqPress on October 06 2008 14:04:37 · Read More · 0 Comments · 8 Reads · Print
Duqa Berbera oo faahfaahin ka bixiyay kulan la yeesheen Saraakiisha Komishanka
Hargeysa (Somalilandpress) -Gudoomiyaha Golaha Deegaanka magaalada Berbera, Md. Cabdalle ayaa shaaca ka qaaday inay maanta kulan la yeesheen masuuliyiinta Komishanka Qaranka.
Kulankan oo Duqa Magaalada Berbera ay ku wehelinayeen sida uu carrabka ku dhuftay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo ka soo jeeda Gobolka Saaxil, Cuqaal, Salaadiin iyo waxgarad kale. Waxay ka arrinsadeen sidii laysula meel dhigi lahaa hawlo dhinaca farsamada ah oo ku tacaluqa hawlaha diiwaan-gelinta gobolka Saaxil oo ah ka ugu horeeya ee ay ka dhacayso diiwaan-gelinta Codbixiyeyaashu, iyada oo lagu jiro wakhtigii Xagaaga oo dadka gobolkaasi ka Xagaa-baxeen magaalada Berbera iyo Soonaheeda.
Hadaba Maayarka Berbara oo faahfaahin ka bixinaya kulanka ay la yeesheen
MandeeqPress on October 06 2008 13:33:59
Read More · 0 Comments · 13 Reads · Print
Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka digay khatarta Maraakiibta sida Tuukada ah u kalluumaysta oo ka soo baqay Budhcad-badeeda Soomaaliya, kuna soo dhiiraday Xeebaha Somaliland.
Hargeysa (Somalilandpress)- Xoghaya Guddida Khayraadka Dibiiciga ah ee Golaha Wakiillada Md. Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi, ayaa ka digay Maraakiib uu sheegay inay si qayra sharci ah uga kalluumaysanayaan Xeebaha Somaliland, isla-markaana ku daadinayaan Sun iyo waxyaalaha badda wasakheeya.
MandeeqPress on October 06 2008 13:26:19
Read More · 0 Comments · 18 Reads · Print
Somaliland Election Commission chair gains support
HARGEISA, Somaliland Oct 5 (SomalilandPress Online) - A dispute within the Election Commission in Somaliland ended easily on Sunday after the region's main political parties supported the commission's chairman, Mr. Mohamed Ismail.
Kiyaz on October 05 2008 22:32:33
Read More · 0 Comments · 29 Reads · Print
Heesta Maanta: (Heestan waxa darandoorri ku wada qaaday, Cabdiraxmaan Xasan Rooraaye (Abu-raas) iyo Sahra Siyaad. Idaacadda Radio Harageysa waxaa u duubay Rooraaye iyo Aamina Cabdilaahi)
Heestan waxay ka mid ahayd riwaayaddii la odhan jiray: “Moogaatay Adiguye Nafsina Maqan”oo laga dhigay Hargeysa iyo Jabuuti. Heestan waxa darandoorri ku wada qaaday, Cabdiraxmaan Xasan Rooraaye (Abu-raas) iyo Sahra Siyaad. Idaacadda Radio Harageysa waxaa u duubay Rooraaye iyo Aamina Cabdilaahi. Habka muyuusiga iyo codka waxaa ku ladhay Aadan Tarabbi, nuxurkeeduna waa jacayl uu abwaanku u hayay gabadh laga guursaday.
MandeeqPress on October 05 2008 14:15:01
Read More · 0 Comments · 21 Reads · Print
Laba-Eef: “Qiso Dhab ah Oo Xanbaarsan Duruufo Qallafsan Oo Nololeed Iyo Murugo Baaxad Leh”
Qaybtii Lixaad
Qalinkii: Maxamed Saleebaan Cumar
E-mail: halabuur@hotmail.com
Tel: 00 252 2 4160271



“Aayaha danbana,
Lama sii ogee,
Ugxantiisa diin,
Markuu aasa’ee
Awaaraha ku rogo,
Sow eegmadiyo,
Isha kuma korshoo,
Ubad uma noqdaan.
Anna umal jacayl,
Sow ima hayoo,
Araggaa ma tabo”.
MandeeqPress on October 05 2008 14:06:22
Read More · 0 Comments · 17 Reads · Print
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in waqtiga Xajka Umadda Soomaaliyeed kaga dhoofi karto Madaarada Somaliland Baasaboorkii hore ee Cagaarka ahaa
Axad, 05 October 2008: Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa sheegay in Baasaboorkii hore ee Cagaarka ahaa ee Somalia lagaga dhoofayo Madaarada Somaliland sanadkan, isla markaana aanay Xukuumad ahaan aqoonsanayn
MandeeqPress on October 05 2008 11:23:27
Read More · 0 Comments · 22 Reads · Print
Xeebta Batalaale iyo Xusuusta lama Ilaabaanka ah (Daawo Sawirada Dalxiisayaasha Dhalinyarada u badan ee Batalaale)

Magaalada Xeebta ku taala ee Berbera waxa ay ka mid tahay magaalooyinka aad u leh meelaha ay ka soo baxday Xadaaradaha Aduunka, Berbera waxa ku yaala xeeb aad u fiican oo ay dadka ku nool Somaliland u dabaal tagaan.

Xeebta Berbera gaar ahaan meesha la yidhaahdo Batalaale waxa ku aasan aabaha Jacaylka Somalida waa Cilmi Liibaan (Cilmi Boodhari) oo ah inta la xuso ninki ugu horeeyay ee uu asiibo cudurka Jacaylku, taasi oo aakhirkiina dhaxalsiisay in uu iilka la jiifsado cishqigii iyo Jacaylkii xad dhaafka ah ee uu u qabay Hodan.

MandeeqPress on October 04 2008 15:38:49
Read More · 2 Comments · 114 Reads · Print
Qorshaha dib u soo celinta Qaxootiga Holhol & cali cade ee dalka jabuuti oo dibloo bilaabay.‏
Boorama (Somalilandpress.com)- Isuduwaha Wasaarada Dib u dajinta Gobolka Awdall Maxamed Muuse Jibriil oo aan ku Booqday Xafiiskiisa ku yaall magaalada Borama si aan xog ogaal ugu noqdo Qaxooti lasheegay in laga soo celinayo Xeryaha Holhol iyo cali cade ee ku yaala dalka djibouti hadaba Isuduwaha was/dib udajinta Gob/Awdall oo aan waxka waydiiyay arintaas ayaa waxa uu sheeagay in ay jiraan Qorshe lagu damacsan yahay dib usoo celinta qaxooti ku sugan dalka jabuuti oo u dhashay dalka somaliland isla markaana wafdi balaadhan oo ka kooban sagaal xubnood oo isugu jira
MandeeqPress on October 04 2008 13:00:56
Read More · 0 Comments · 24 Reads · Print
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo ka xog-waramay Kulan mudooyinka u socday Raxan ka tirsan Golaha Wasiirada
Hargeysa (Somalilandpress)- Wasiirka Wasaaradda Duulis Hawada iyo Gaadiidka Cirka, Md. Cali Maxamed (Warancadde) ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedada kulan muddo uga socday Hoolka Xarunta Wasaaradda Beeraha Raxan ka mid ah Golaha Wasiiradda Somaliland.
MandeeqPress on October 04 2008 11:13:38
Read More · 0 Comments · 29 Reads · Print
Abdillahi Yussuf oo Shaki, Walaac iyo Wiswis Ka Muujiyey Yeedhitaankii looga Yeedhay Nairobi.
War aan la xaqiijin oo aad ugu eg qaabkii Abdillahi u hadli jiray ayaa ku soo baxay shebekad la yidhaahdo Hillaac.net oo ku hadasha Afka Mucaaridka.
Warka ayaa u qoran sidan......Anigu waan u sheegay Qolyaha Igad in aanay iila-iman Khiyaanadii aan ku samaynay Dowladdii Carte ee uu Ina Salaad Boy Madaxda ka ahaa, Waad la socotaanoo Raggii Abaabulay baan ku jiray in Wadahadal loo sameeyo Kooxii Hubeysnaa ee Waddanka ka jirey iyo Dowladdii Carte, Iyada oo markii dambena Arrinkaas aannu ka dhignay in Dowlad Soomaaliyeed lagu dhiso, Haatan Haddii la doonayo in Tii oo kale la'isku dayo oo intii Wadatashiyo Nairobi ha loo yimaado la yidhaahdo haddana la'isku dayo in Dowlad kale nalagu dul dhiso, Taasi mid aan qaadan karno maaha".
MandeeqPress on October 03 2008 17:42:33
Read More · 0 Comments · 20 Reads · Print
Article Category
Tourists in Somaliland
U.S. wins dividing t...
Technology is the Ro...
Geedkii nabada ee Gu...
Hambalyo Ku Socota ...
Peace in Somaliland ...
Dhoof baa I galay!
Somaliland: A Nation...

All Articles
Latest Active Forum Threads
Forum Thread Replies Last Post
Politics Somaliland recognition 2 Kiyaz 05-10-2008 23:01
General Discussion Real Love 0 Kiyaz 18-09-2008 04:53
Introduction I wonder Why..........EVER ... 0 batalaale 04-07-2008 15:58
Introduction What happend to asking All... 0 prettylady001 26-06-2008 12:16
Introduction Islamic Quotations of Week 1 prettylady001 26-06-2008 10:37
Google ads
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
::Friends::


Shoutbox
You must login to post a message.

Kiyaz  
05/10/2008 21:09
Salaam and eid mubarak, been very busy whats up my people?

MandeeqPress  
02/10/2008 18:04
Eid Mubaark walaalayaal... Eid Mubaarak everyone

batalaale  
01/10/2008 10:49
ciid mubarik dhamaan dhacbiga somaliland meel kasta ood aduunka ka joogtaan,,,gaarr ahaan bahda somalilandpress ,,,ciida teeda ilaahay barwaaqo iyo ictiriaaf haynagu gaadhsiiyo,,,aamin bye

Janaan  
30/09/2008 23:16
Ciid Wanaagsan all!

prettylady001  
30/09/2008 10:09
Assalaamwalaikum, everyone Eid Mubarak!!!

Display More Shouts
Latest Photos
Currency exchange
Currency exchange
15/05/2008 20:50

Kulmiye leadership
Kulmiye leadership
15/05/2008 20:50

Berbera beach water so clear
Berbera beach water ...
15/05/2008 20:49

Quruxda Dalka
Quruxda Dalka
15/05/2008 20:46

::Think Tank ::